“Madaxweynaha Ayaa Guddoomiye Ka Ah Xisbiga, Wakhtigiisiina…” Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Ee KULMIYE Oo Ka Hadlay Tartanka Loogu Jiro Guddoomiyenimada Xisbigaasi

Hargeisa(GNN)-Aqoonyahan Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay warar ay baahisay warbaahinta Somaliland oo la xidhiidha guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE iyo tartanka loogu jiro.