Daawo Rooda Axmed Yaasiin Oo Magaalada Gabiley Kaga Qaybgashey Xaflada Xilwarejinta Badhaasbka Cusub Ayaa Reer Gabiley Arimo Xamasadeysan Kala Hadashay

Gabiley(GNN)Rooda Axmed Yaasin Oo Ka Mida Haweenka Inta Badan Ku Guda Jira Hanaanka Siyaasada Dalka Ayaa Manta Magaalada Gabiley Kaga Qaybgashey Xafladii Xilka Ay Kula Kala Wareegayen Badhaasbka Cusub Iyo Badhaasbkii Hore Ee Gobolka Gabiley Rooda Axmed Yaasin Ayaa Reer Gabiley Si Xeeldeysan Ula Hadashay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE