Daawo Mid Ka Mida Salaadiinta Gobolka Gabiley Oo Weerar Adag Ku Qaadey Maamulka Somalia Taageero Baladhana Umuujiyay Ciidanka Qaranka Somaliland

Gabiley(GNN)Suldaan Shaceyb Maxamed Maxamuud Oo Ka Mida Saladiiinta Gobolka Gabiley Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Taageero Laxaadleh Umuujiyay Ciidanka Qaranka Ee Furinta Hore Kula Dagaalamaya  Ciidanka Punhland, Suldaanka Ayaa  Sido Kale Digniin Udirey Maamulka Somalia Ee Soo Aaabulaya Dagaalada Gaadmada Ah Ee Gobolka Sool  Isago Geesta Kelena Tilmaamay Ahmiyada Shacabka Reer Somaliland  Siinayaan Ciidankooda Qaranka Ee Hadh Iyo Habeen Difaacaya Ciida Somaliland, Suldaan Shaceyb Maxamed Maxamuud Ayaa Si Qoto Dheer Ugu Nuux Nuuxsadey In Qaranka Somalialnd Isku Filanyahay Xaga Awooda Ciidanka Iyo Kalsoonida Shacabku Ay Ku Qabaan Raga Majaraha Uhaya  Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE