Daawo Wasiir Ka Tirsana Xukumadii Siiraanyo Oo Ciidanka Qaranka Jiida Hore Ka Dagaalamaya Ugu Deeqaya Deeq Raashina

Gabiley(GNN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Somalialnd Kana Mida Siyaasiinta Miisaanka Culus Kuleh Gayiga Somaliland Shaceyb Maxamed Muuse Oo Gabiley.Net Uwaramayay Ayaa Taageero Balaadan Umuujiyay Ciidanka Qaranka Ee Dagaalada Kula Jira Sharwadayaasha Ciidanka Punthland, Siyaasi Shaceyb Maxamed Muuse Waxa Uu Balanqaadayaa  In Uu Ciidanka  Qaranka Ugu Deeqayo Deeq Raashia  Hadhuudha Iyo Garaw Ah, Geesta Kale Siyaasigan Ayaa Tacsi Udiray Dadkii Roobabkii Duufanada Watey Dhibaatadu  Kaso Gaadhey,Ee Gobolada Galbeedka Somaliland,

HALKAN HOOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE