Daawo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Jeelka Wayn Ee Gabiley Ka Daah Furey Barnaamijka Maxbuus La Afur Madaxwaynahaaga

Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Ayaa Soo Gaadhey Jeelka Wayn Ee Gobolka Gabiley Waxana Gacmo Diiran Kuso Dhaweeyay Badhaasbka Gobolka Gabiley Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Gabiley  Ujeedka Socdaalkiisa Ayaa Daarna Barnaamijka La Afur Madaxwaynahaaga Ee  Maxaabista Oo Uu Maalgalinayo Madaxwaynaha Qaranka Muuse  Biixi Cabdi Waana Hanaan Mooraalka Iyo Quluubta Maxaabiista Kobcinasa,Si Ay Uniyadsamadaan Qorshahan La Afur Madaxwaynahaaga Waa Barnaamij Dhirigalinaya Maxbuuska Aan Xoriyada Haysaan Waana Nidaam Fiican Oo Ma=xaabiista Jeelashu Ku Dareemayaan Naxariis Iyo Dareen Bili,aadinimo Waxan Qorshahan Soo Agaasimey Madaxwaynaha Qaranka, Waxa Warbaahinta La Hadlay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Badhaasbka Gobolka Xoghayaha Fulinta Dawlada Hosoe Iyo Talyaha Jeelka Waxeyna Dhamaantood Barnaamijkan Ku Tilmaameen Qorshe Dhiirigalinaya Maxaabiista,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE