Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay sanad-guurada tobnaad(10-naad) ee kasoo wareegtay Aasaaska dugsiyada Hoose/dhexe ee daryeelka carruurta aan waalidka lahayn ee SOS.
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay barbaarinta ubadku, Halkan hoose ka DAAWO hadalka Madaxweyne Ku-xigeenka