Daawo-Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Soo Jeediyey In Xeer Hoosaadka Golaha lagu Soo Daro Xil Ka Qaadista Gudoomiyaha+Buuq Ka Dhashay.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa soo jeediyay in Ajandaha kalfadhigan lagu daro in la furro xeer-hoosaadkooda waxaana loo balamay in cod la galiyo inkasta oo guddoomiyaha golahaasi arrinkan ka biyo diiday waxaanu sheegay in uu madaxwaynaha kala dir odhan doono guurtida

Halkan ka Daawo:-