Daawo Wasiirka Biyaha Oo Gabiley Kula Waregay Gacanku Haynta Biyaha Magaalada Iyo Saxaafada Madaxa Banaan Oo Ka Hadashay Cabudhinta Maayerka Gabiley Ku Hayo

Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore Ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Gabiley  Wuxuna Si Rasmiya Maanta Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley,Ha Yeeshee Waxa Awood Loo Isticmaalay Warbaahinta Madaxa Banaan Iyado Loo Diiday In  Ay Gudaha Ugalaan Goobta Uu Wasiirku Ka Hadlayay Waxana Laguso Daabulay Afaafka Hore Ee Dawlada Hoose Ciidan u Awood Sheegtay Saxaafada Warbaahinta  Madaxa Banaan Oo Ayaa Ka Hadlay Awooda Loo Isticmaalay, Markii Uu Soo Idlaaday Kulanku Waxa Noo Suuragashay In Albaabka Aan Wasiirka Biyaha Kula Kulanay Oo Warbaahintu Ay Su,Aaalo Ku Boobeen Wuxuna Yidhi Wasiirku,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE