Gabiley(GNN)Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Maanta Yeeshay Kalfadhi Waxana Shirgudoominayay Maayerka Magaalada Gabiley Waxa Lagaga Dooday Ansixinta Dib u Eegista Miisaaniyada Iyo Ajandayaal Kale Oo Golaha Horyaala,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABIILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE