War Deg-Dega-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Shacabka Ugu Bushaareeyey War Farxad Leh,+Madaarka Cigaal Oo Lagu Soo Dhaweeyey.

Hargeisa(GNN):-War Deg-Dega-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Si Diiran Loo Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeisa, Shacabkana Ugu Bushaareeyey War Farxad Leh.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Guulo Waaweyn Kasoo Hooyey Wadamada Khaliijka Carabta.
Halkan Hoose Ka Daawo