Daawo : Dawlada Hoose Ee Gabilay Ayaa Bilawday Hawlgal Lagu Banaynayo Wado Afar Haad Ah + Guryihii Soo Galyna Dib Looga Saaray

GABILAY (GNN) Magalada gabiley waa magaalo mudooyinkii udanbeeyay ay kusoo badanayaan dhismayaal casriya oo la jaan qaadaya degmooyinka faceeda ah hasayeeshe dawlada hoose ee dagmada gabiley waxay taabo galinaysaa town baleynka magaalada waxayna magaalada ka dhex samaynasaa wadooyin afar haada,Oo Fududeyo isucodka Bulshada. Oo ay isticmaalayaan gaadiidku halkan waxa laga Baneynayaa Wado Ku Taala bartamaha magaalada gabiley waxayna raacsan tahay xafada 18mey waxa laga yagleelayaa wado afar haada oo kor uqaadaysa bilida magaalada gabiley waxana la dumiyay dhamaan guri dayr iyo meherad kasta oo soo galaysay wadadan si bulshadu ay u fahanto hanaanka dawladanimo iyadoo ay dawlada hoose ee dagmada gabiley digniino hore u siisiyay shacabka soo galay wadadan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

maayerka magaalada gabiley iyo masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada gabiley waxay gacmahooda ku qodeen dayr loo sameynayo iskuulka new gabiley si bulshada loo fahan siiyo in horumar lagu gaadhi karo In Aynu Iskeen Wax Uqabsano dawlada hoose iyadoo xoojinayso dadaalka ay ugu jirto soo celinta hantida Dawlada Ee Danta Guud. waxay manta si rasmiya udumisay dayrka tiyaatarkii magaalada Gabiley oo ay shirkado gaar loo leeyahay ay gacanta ku hayeen. waxayna dawlada hoose qorshaynasaa in tiyaatarkan ay xarun unoqoto ciidanka deb damiska damiska ee magaalda gabiley maayarka maagalada gabiley iyo masuliyiinta dawlada hoose ee dagmada gabiley ayaa timaamay muhiimada ay wadooyinkan casriga ah uleeyihiin bilicda magaalda gabiley iyo gaadiidka si kastaba ha ahaate waxa maagalada gabiley kusoo badanaya hirgalinta wadooyi nka afarta haada kuwaasoo magaalda usoo jidayaa dalxiisa yaasha sidoo kalena kor uqadaya bilicda magaalada gabiley waxayna fududaynayaan isu socdaka gaadidka ka shaqeynaya adeegyada bulshada

REPORTEN JACFAR CAWIL HERARI

GABILAY.NET