Daawo:- Fanaanka Maxamed Bk Oo Ceerigaabo Ka Bilaabay Barnaamijka Qabyaaladiid Iyo Fariin Baaq Ah Oo Uu Udiray Bulshada Reer Sanaag.

Sanaag(GNN):-Fanaan Maxamed Cabdi Sicid Bk ayaa Magaalada  Ceerigaabo Ka Bilaabay Barnaamijkiii Qabyaaladiid oo u mudooyinki udanbeeyay u ka waday Gobolada Somaliland, Fanaaaanka ayaa Fariin Baaq Ah  Udiray Bulshada Reer Sanaag,,,,,,,,,,,,…………. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka.