Hargeysa GNN):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey sababtaย uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tvย , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa saxafadeed aan ku jirin ay kaย gudbiyeenย ย jabhada Taliye Caare.Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in hadii wariyeย war khaldan uu sameeyo aan la xidhi doonin wariyaha balse Tifatiraha iyo mulkiilahaย goobta warbaahineed ee uu warka ka sii daayey lagala xisaabtami doono.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/noKJB0g7Hl0
GABILEY.NET