WARARKA




Daawo Wasiir Guribarwaaqo Oo Shaaciyey Sababta Uu Dacwada Uga Gudbiyey Telefishanada SAAB Iyo STAR

Hargeysa GNN):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey sababtaย  uu dacwada uga gudbiyey telefishanada Saab Tv Iyo Star Tvย  , waxaana uu sheegay in ay warar aan anshaxa saxafadeed aan ku jirin ay kaย  gudbiyeenย ย  jabhada Taliye Caare.Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in hadii wariyeย  war khaldan uu sameeyo aan la xidhi doonin wariyaha balse Tifatiraha iyo mulkiilahaย  goobta warbaahineed ee uu warka ka sii daayey lagala xisaabtami doono.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/noKJB0g7Hl0

GABILEY.NET