Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay si adag uga jawaabeen dib u dhaca doorashooyinka wakiilada iyo deeganka ee ay shalay ku dhawaqeen Kominshanka doorashooyinka Somaliland .Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde oo arintani ka Hadley waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinkaas ay masuulyada ay leedahay xukuumada iyo madaxweyne Muuse Biixi isla markaana aaney aheyn wax la aqbali karo .Sidoo kale Xil Jirde ayaa cadeeyey in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in doorasho danbe ay u qabtaan kominshan doorasho oo qaabkan hada uu yahay loo soo xulaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/-9HwSLVyfS8
GABILEY.NET