Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Wejiga Labaad Ee Waddada Ceerigaabo Ee Dhinaca Ina Af-Madoobe + [ Muuqaal / Sawiro ]

Burco( GNN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer ku sameeyey wejiga labaad ee jidka isku xidha magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo ka bilaabanta deegaanka Xayira, kuna dhammaan doonta Gar-ciidle.Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan, oo madasha shaqada dhismaha waddadu ka socotay ku sugnaa, ayaa madaxweynaha uga warbixiyey sida ay hawsha dhammaystirka waddadu u socoto, waxana uu shaaciyey inay ku dedaalayaan sidii ay u dhammaystiri lahaayeen wejiga labaad ee waddadaas oo haatan meel fiican maraya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

 

Image may contain: sky, car, tree, outdoor and natureImage may contain: 5 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: sky, cloud and outdoor

GABILEY.NET