Hargeysa (GNN):- Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa markii ugu horeysay lagu arkay haweenaydii ugu horeysay ee kaga shaqeysata cilmiga korontada oo ay baratey waxaana gabadhaas lagu magacaaba Shaadiya Xassan
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET