Daawo :- Garyaqaano Dhaliilo Xooggan U Jeediyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Iyo Ciidammada Booliska

Hargeysa (GNN):- Laba qareen oo ka tirsan ururka Qareenada Somaliland ayaa waxaa ay dhaliilo xoogan u jeediyeen xoghayaha golaha wakiilada Somaliland iyo ciidamada Booliska Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET