Kulan Saacado Badan Qaadatay Oo Ku Dhexmaray Xuduuda Wajaale Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Kililaka Shanaad.

Hargeisa(GNN):-Kulan Saacado Badan Qaatay oo Saaka Subaxdii hore uga Bilaabmay Degmada Togwajaale Madaxweynah Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayo iyo Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somaalida Itoobiya,
Ujeedkan Kulankan oo aan Hore Loo sii Shaacin Warbaahinta Aan Loo Ogolaanin inay Gudaha U Galaan Madasha Ay Ku Kulmayeen Madaxdani oo Ay Xarunta Qasriga Guriga Martida ee Degmada Wajaale ee Dhanka Somaliland Ayaa Kadib markii Uu Soo Dhammaaday Kulankani Waxaa Warbaahinta La Hadlay ugana Waramay Ujeedka Kulankan iyo Qodobada ay Ka Wada hadleen, Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac iyo Wasiirka Warfaafinta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia , Waxaana Mid Walbaaba Dhankiisa Ka Waramay Waxyaabaha ugu Muhiimsan ee Lagaga hadlay iyo Nuxurka Qodobada laga Soosaaray.

Waxyar Kadib Halkan Kala Soco Muuqaalka Warkan.

Gabiley News Network.