Daawo Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Shaaciyey Inuu Ka Tanaasulay Xil Uu Hore u Shaaciyey Inuu U Tartamaayo

Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah  golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta shaaciyey inuu ka tanaasulay xilkii gudoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye oo uu hore u shaaciyey inuu u tartami doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET