”Maayerka Gabiley Waa Dambiile Ku Kacay Musuqmaasuq Oo Xalaashaday Hantida Umada….” Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Waraysi Xasaasiya Bixiyay(Muuqaal)

Gabiley(GNN)Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor Oo Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Maanta  Waraysi Uu Siiyay Startv Waxa Soo Bandhigay Dhagarta Musuqmaasuq Ee Ku Kacay Maayerka Gabiley Wuxu Xildhibanku Wareysigisii Ku Cadeeyay In Maayerka Gabiley Uu Noqday Dambiile Ku Kacay Falal Musuqmaasuq Isla Markaana Uu Xalaashaday Hantida Umadda Wax Loogu Qaban Lahaa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET