Deg Deg Aqoonsiga Somaliland Oo Soo Dhawaaday Iyo Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Masar Oo Maanta Booqasho Ku Imanaya Hargeysa.

Hargeysa(GNN) Wasiirka Arrimaha dibadda ee Dalka Jamhuuriyada Masar ayaa la filaaya inuu goor dhow booqashi ku yimaado caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Wasiir Safiir Amb. Hamdi Loza ayaa waxaa madaarka caalamiga ah ee cigaal ku soo dhaweyn doona Madacweyna ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici iyo wasiirka arrimaha dibadda somaliland.

Dhawaan ayaay aheyd  markii dabayaaqadii  bishii March wasiir ku xigeenka hore wasaaradda hirumatinta arrimaha dibadda somaliland md libaan uu safar cilaaqo weyn ah ka soo sameeyay dalka Masar.

Wasiirka ayaa shalay safar kula kulmay maaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo .

GABILEY.NET