Halkan Ka Daawo-Gudashada Waajibaadka Xajka iyo Madaxweyne Biixi Oo Gacanta Ku Wada Hooyadii

Hargeisa(GNN):-Alle haka Aqbalo Gudashada Acmaasha Khayrka Badan ee Gudashada waajibaadka xajka, Madaxweynaha jsl Mudane Muuse Biixi Cabdi Hooyada iyo Madaxdii ku wehelinaysay ayaa ku guda jira Cibaadada Xajka iyadoo baraha bulshada lagu arkayey muuqaalo iyo sawiro ay inta badan lasoo wadaageen shacabka muwaadiniinta reer somaliland ee ku sugan Maka ee u tagay Xajka inay soo gutaan..

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

https://youtu.be/Qu4jCfA42RI