Sool(GNN):-Waxaa Maanta gobolada barriga somaliland masuuliyiin ku sugani ay kusoo dhaweeyeen magaalada buuhoodle ciidamo aad u tiro badan oo kusoo biiray ciidamada qaranka jsl, ciidanka ayaa dawlada somaliland ku wareejisay gaadiid ciidan iyo hub iyo dirayska ciidamada.
Hallkan Hoose ka Daawo.