Halkan Ka Daawo: Qof Mayd Ah Oo Laga Helay Seraha Magaalada Boorame Iyo Ciidamada Booliska Oo Baadhitaan Ku Wada.

Borama(GNN):-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta soo qaaday maydka qof laga helay seeraha magaalada borama, waxaana baadhitaano kala duwan ku sameynaya ciidamada gobolka awdal.

Halkan Hoose Ka Daawo.