Sucuudiga Oo Hakisay Xoolihii Uga Iman jiray Dalaka Sudan iyo Jabuuti.

Dawladda Sucuudiga ayaa hakisay Xoolihii uga iman jiray dalaka Suudaan iyo Jabuuti.

A freighter transports cattle to Saudi Arabia. It has come from northern Somalia, for Djibouti has suffered a long drought and its animals are too undernourished. The geostrategical and geopolitical importance of the Republic of Djibouti, located on the Horn of Africa, by the Red Sea and the Gulf of Aden, and bordered by Eritrea, Ethiopia and Somalia.

Wasaaradda biyaha iyo beeraha ee dalka Sucuudiga ayaa soo saartay amar xayiraad lagu saarayo xoolahaasi hore looga soo dhoofin jiray dalalkaasi, ka dib markii laga helay cudurka Rift Valley.

Hay’adda Aduunka u qaabilsan caafimaadka xoolaha ee World Organization for Animal Health (OIE) ayaa baadhitaano ay ku samaysay xoolahaasi waxaay ku sheegtay in ay qabaan cudurkaasi.

Wasiirka ayaa sheegay in markab xoolo ka soo qaaday dalka Jabuuti la hakiyay in uu dejiyo xoolahaasi, ka dib markii la ogaaday in ay qabaan cudurkaasi.