Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden.

Hargeisa(GNN):-Safiirka Somaliland U Fadhiya dalka sweden Ambsaddor Sakariye Xassan Wacays Ayaa Waraysigan kagaga Waramay Arrimo Doora oo La Xidhiidha guulaha Siyaasadeed iyo cilaaqaadka Diblamaasiyadeed ee Safaarada Dalka Sweden u Fadhida somaliland ay ku talaabsatay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijka.

 

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Contactgabileynews@gmail.com