Burco(GNN):-Iyadoo Maanta ay ahayd maalintii loo balansanaa banaanbax laysugu yimaado xafiisyada gobolada xisbiga mucaaridka waddani ku leeyahay ayaa maanta waxaa taageero weyn muujiyey labada gobol ee togdheer iyo Sanaag.
Halkan Hoose Ka Daawo Sida ay isugu Soo baxeen Maanta.
https://youtu.be/SJEtEIqSYVo