Xafiiska Qandaraasyada Qaranka JSL oo Daahfuray Afar Mashruuc oo Tartan Loo Galayo.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta ay Daahfureen Gudida qandaraasyada qaranka jsl Maraariico kala duwan oo tartan loo galayo, Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka oo ka hadlay arrimahaasi Halkan Hoose Ka Daawo.