Gudiyada Degmooyinka Caasimada Hargeisa Oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyada 2020-ka ee Dawlada Hoose.

Hargeisa(GNN):-Fadhi ay maanta yeesheen Gudidyada Caasimada ee Golaha deegaanka hargeisa ayaa Maanta si Rasmiya u Ansixiyey Miisaaniyada Loo Qorsheeyey Sanadkan inagu soofoolka leh ee 2020-ka Kaas oo ay Ku hawlgalidoonto Dalwada Hoose ee Caasimada Hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkan Oo Faahfaahsan.