Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Oo Baahin Qadaraas Usoo Bandhigay Shirkadaha Dhismaha Ka Shaqeeya.

Hargeisa(GNN):-Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka Ee Jamhuuriyadda Somaliland Wuxuu Baahinayaa Islamarkana Uu Ku Wargalinayaa Dhamaan Shirkadaha Ka Shaqeeya Dhismayaasha Iyo Cidkastoo Danaynaysa Loo Soo Bandhigayaa Hal Mashruuc Oo Dhisme Ah Oo Loo Doonayo Dowlada wixii faahfaahin Ah Hoos Ka Eeg Mahadsanid.