Daawo :-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhigana Ka Jaray Dhagax Dhigayna Mashaariic Hormarined

Gabiley(GNN0Maamulka Gobolka Gabiley Ayaa Xadhiga Ka Jaray Qaarna Dhagax Dhigay Mashaariic Laga Hirgalinayo Deegaanada Kaambarwaaqo Iyo Diinigoobaale Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET