Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada BURCO.

Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada BURCO.

Burco(GNN):-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiinta Shirkadaha Qaadka Keena Magaalada BURCO

Ciidamada boolisla ee Gobolka Togdheer ayaa Xabsiga u taxaabay saaka qaar ka mid ah ganacsatada qaadka keena Magaalada Burco, arinta xadhiga xubnahani ayaa ka dhalatay kadib markii kulan laysugu yeedhay isla markaasina layla fahmi waayey sidii loo xakamayn lahaa arinta qaadka oo hore buuq uga taagnaa.

Dhawaan ayay ahayd kadib markii ay magaalada Burco xoog ku soo galeen qaadleydu, Arintaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyey uu ka taagnaa is fahamwaa.