Orodyahanka Caanka Ee Mo Farah Oo Si Balaadhan Loogu Soodhaweeyey Dalka Djabouti.

Djabouti(GNN):-Orodyahanka Caanka ah ee Mo Farah ee u Orda Dalka Ingiriiska Kuna Guulaystay bilaha Orodada Dhaadheer ee Dunida Ayaa Maanta Soogaadhay Dalka Djabouti, iyadoo Safarka Orodyahanka Mo Farah uu Ku Wehelinayo Tababarihiisa Khaaska ahi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.