Siyaasi Rashiid Jaamac Oo Soo Jeediyey In Masaajidada oo La Xidho Ay ka horeyso Qaadka Dalka Soo galaya Oo La Joojiyo.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi C,rashiid Jaamac Dhari oo kamida Siyaasiyiinta reer Somaliland islamarkaana ka tirsan Xisbiga Waddani Ayaa Soo Jeediyey In Masajidada oo la Xidho Ay ka Horeyso In Dalka Laga Joojiyo Qaadka Ka imanaya Dalka Ethiopia.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.