Suldaan Max’ed Suldaan Axmed Oo Fariin Kulul U Diray Madax-dhaqameed Sheegtay Inay Iyagu Shacabka Ku Matalaan Wadahadalka Somaliland iyo Somalia.

Hargeisa(GNN):-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Diiriye Ayaa Waxaa uu si adag uga hadlay Arrimo maalmihii ugu danbeeyey kasoo ifbaxayey qaar kamid madaxda dhaqanka somaliland kuwaas oo warbaahinta ka sheegay inay iyagu ku matalaan shacabka somaliiland arrinta wadahadalada somaliland iyo Somalia.

Waxaanu Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Oo uu Si Waafiya Uga Sheekeeyey Taariikhdii Dalka Somaliland loo soomaray isagoo sidooo kale soo tiriyey Madaxdii dhaqanka Somaliland soo maray ee Ku dhaadan jiray Qaranimada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.