“Waxaa Ayaan Darro ah In Diyaarada Ethiopiana Airline Ay Wali Timaado Dalka Somaliland”… Siyaasi Axmed Saleebaan Dhuxul.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi Axmed Saleebaan Dhuxul oo hore u Ahaa Afhayeenkii hore Madaxtooyada Somaliland Xukuumadii Madaxweyne Siiilaanyo, Ayaa Ka Warbixiyey Xaalada Xanuunka Corona virus ee dalka faransiiska, Sidoo kale waxaa uu ayaan darro ku tilmaamay in ay wali timaado dalka somaliland diyaarada itoobiya airline oo dalka soo galinaysa buu yidhi dad qaba xanuunka corona virus.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.