WARARKA




DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Ka Jawaabay Sababta Xil Ugu Dhiibi Wayeen Xukuumadaha Soo Maray Somaliland Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiyay.

Hargeisa(GNN):-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay siyaasi cali maxamed yuusuf โ€œcali gurayโ€ ayaa wax lagaga waydiiyay heshiishkii xisbiyada iyo xukuumada ee qabsoomida doorashada,arinta saami qaybsiga iyo xaalada guud ee dalka

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa ka wajaabay sobobta ay xil ugu dhiibi waayeen xukuumadihii kale danbeeyay ee soomaray Somaliland isagoo kamid ahaa mujaahidiintii usoo halgamay dib uxoraynta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.