Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Saluug Ka Muujiyey Awoodaha uu Dastuurka jsl Siiyey Madaxweyne Ku Xigeenka.

Hargeisa(GNN):-Madaxweyne Ku Xigeenka jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan ismaaciil Saylici oo maanta ka hadlay munasibad lagu qabtay magaalada hargeisa oo daarnayd Muddada uu qaranka usoo shaqeynayey iyo ta xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay arrimo dhawra halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.