Daawo-Maxamed Mubarak (BK) Iyo Abwaan Yuusuf Shaacir Madal Wanaagfaris ah lsugu Jawaabay Arrinta Ka bixista Fanka.

Hargeisa(GNN):-Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdule Yuusuf Shaacir Ayaa Sheegay In aanu isagu fanaana ahayn fankana aanu ku jirin, halka Fanaankii ka baxay fanka ee Maxamed siciid BK oo hadda ku bedel Naanaystiisii Maxamed Mubarak, ayaa sheegay in abwaan yuusuf shaacir uu isaga laftiisu u dhiibay qaar kamida heesaha uu qaadi jiray.