Farah Mahamed Faarah Oo Save The Children U Aqoonsatay Qofkii Shaqada Caafimaadka Ugu Wanaagsanaa Somaliland Iyo Somalia

Deg Deg:- Farah Mahamed Farah Ayaa Ha’yadda Save The Children U Aqoonsatay Qofkii Caafimaadka Ugu Shaqada Wanaagsanaa Somaliland Iyo Somalia OIyadoo Qeyb ka Noqotay Abaalmarinaha Aduunka Oo Dhan Ay Save The Children Gudoonsiiso Sanadkasta.
Farah Mahamed Faarah Oo Ah Agaasimaha Xanaanada Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Xaafada New Gabiley Ayaa Darajadan Save The Children Ee Global medical Awards 2020 Ku Meteysatay Dadaalada Iyo Shaqo Wanaaga Ay Xanaanada Ka Fulisay.
Dhawaan Ayay Save The Children Munaasibad Ku Gudoonsiin Doonta Abaalmarinta Ay Kasbatay Iyadoo Noqotay Qofka Caafimaadka Ugu Shaqada Wanaagsan Somaliland, Somalia.
Jacfar Cawil Hereri