Koomishanka oo soo saaray liiskii kama Danbeysta ahaa ee murashixiinta golaha Deegaanada.

Hargeisa(GNN):-Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah u soo saaray liiskii kama-bambaysta ahaa Ee Musharixiinta Golayaasha Deegaanka Somaliland .