Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qoraal Maamulka Somaliya Kaga Hadashay Qaarkamid Ah Jaamacadaha Jsl.

Hargeisa(GNN):-Xukuumada Somaliland ayaa ka jawaab ka bixisay qoraal somaliya ku sheegay in ay qarkamid ah jaamcadaha Somaliland aqoonsatay

Sidoo kale gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa fariin udiray maamulka jaamacadaha lagu daray liisa kazoo baxay somaliya.