Halkan Ka Daawo Bilicda iyo Quruxda Dhulkeena Goobo Dalxiis iyo Waddooyin Qaab Casri ah Loo Dhisay Somaliland.

Berbera(GNN):-Halkan Ka Daawo Muuqaalo isugu Jira Goobo Dalxiis iyo Dhismeyaal Waddooyin casri ah oo laga hirgaliyey somaliland, Berbera ilaa Saylac Wali Maku Martay Gaadhi, Wakhti Habeenimo iyo Maalin.