Taxanaha Film laga sameeyey Taariikhdii Nebi Muxamed (SCW) oo Af-Soomaali ah ~ Xalqadda 4aad

Muuqaalka Hoose Ka daawo Qaybta 4aad ee Taxanaha Taariikhdii Nebi Muxammed SCW iyo Asxaabtii oo laga metelay Filim lagu magacaabo The Message kaas oo lagu tarjumay Afka Soomaaliga.