Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays oo Bulshada Gobolka Saaxil Ku Wacyi Galiyey Qaashada Kaadhadhka Codbixinta+ Kormeer.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Rashiid Nuur Wacays Oo Kamida Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Berbera ayaa Kormeero iyo wacyigalin qaadashada kaadhka diwaangalinta ka bilaabay deegaano hoos yimaada degmada berbera.
Waxaana Xildhibaanka oo ay weheliyaan masuuliyiin kale uu bulshada ugu baaqay inay ka faa’iidaysgtaan Qaashada Kaadhka Diwaangalinta.
Xil Rashiid Nuur Wacays ayaa shacabka ugu baaqay inay ka faaiidaystaan wakhtiga kooban ee ay socota arrinta qaadashada kaadhadhku.