Wajaale(GNN)
Gudidii M/Wayne Muuse Biixi Cabdi Umagacabey Hanaanka Town Pleynka Loogu Sameynayo Magaalada Wajaale Oo Ay Horkacayen Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Wasiirka Ticnoliyada Iyo Isgaadhsiinta Wasiirku Xigeenada Wasaaradaha Maaliyada Iyo Arimaha Gudaha, Badhaasbka Gobolka Gabiley Mamulka Wajaale Salaadiin Saraakiisha Amaanka Ee Gobolka,Ayaa Magaalada Wajaale Waxey Kulandheer Oo Warbaahintu Dibad Joog Ka Ahayd La Qaateen Gudida Ganacsada Magaalada Wajaale,Iyo Odaaysha Dhaqanka Ee Magaalada ,
HALKA HOOSE KA DAAWO VIDEO
Ujeedka Kulankan Ayaa Daarna In La Xaliyo Khilaafaad Baryahan Danbe Ka Aloosna Magaalada Wajaale Waxana Kulankan Aan Loo Ogalaan Warbaahinta Udhagtaagayay In Ay Maqlaan Nuxurka Qodobada Kaso Baxey Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Wajaale,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
WAJAALE OFFICE