Daawo Tartanka Kubada Cagta Kooxaha Heerka Labaad Ee Bisha Ramadaan Oo Garoonka Mo Farah Ee Magaaladda Gabiley Lagu Soo Gabagabeyay Iyo Kooxda Brothers Oo Hanatey

Gabiley(GNN)Tartanka Kubada Cagta Ee Kooxaha Heerka Labaad Ayaa Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Laguso Gabagabeyay Waxana Ku Guuleystay Kooxda Brothers Waxana Kaso Qaybgaley Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Masuuliyiin Kale,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE