Hargeisa(GNN):-Xukuumada Somaliland ayaa ka jawaab ka bixisay qoraal somaliya ku sheegay in ay qarkamid ah jaamcadaha Somaliland aqoonsatay
Sidoo kale gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa fariin udiray maamulka jaamacadaha lagu daray liisa kazoo baxay somaliya.