Hargeysa(GNN)January.29,2017-Wasiirka wasaaradda Duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe iyo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo maanta shir jaraa;id ku qabtay magaalada Hargeys ayaa mar kale go’aamo adag kasoo saaray isticmaalka baasaboorka Somaliya ee lagu dhex sameeyo gudaha Somaliland.
Waxaana ay awaamiiro iyo diginin u direen shirkadaha diyaaradaha ee ka hawl gala gudaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka